soomaali - Surah Al-Qadr ( The Night of Decree ) | المكتبة الإسلامية صدقة جارية عن المغفور لهم بإذن الله أحمد سليمان البراك وزوجته وابنائه سليمان ومحمد ويونس وابنته إيمان

,,

اللهم اجعل هذا العمل نافعاً لصاحبه يوم القيامة

ولمن ساهم وساعد بنشره

,,

Surah Al-Qadr ( The Night of Decree )

soomaali

Surah Al-Qadr ( The Night of Decree ) - Aya count 5
Facebook Twitter Google+ Pinterest Reddit StumbleUpon Linkedin Tumblr Google Bookmarks Email
إِنَّا أَنزَلْنَاهُ فِي لَيْلَةِ الْقَدْرِ ( 1 ) Al-Qadr ( The Night of Decree ) - Aya 1
Annagaa soo dajinnay Quraanka Habeenka LaylatulQadarka ah (sharafta leh).
وَمَا أَدْرَاكَ مَا لَيْلَةُ الْقَدْرِ ( 2 ) Al-Qadr ( The Night of Decree ) - Aya 2
Ma taqaanna LaylatulQadarka.
لَيْلَةُ الْقَدْرِ خَيْرٌ مِّنْ أَلْفِ شَهْرٍ ( 3 ) Al-Qadr ( The Night of Decree ) - Aya 3
Waa Habeen ka khayr badan Kun Bilood (oo kale).
تَنَزَّلُ الْمَلَائِكَةُ وَالرُّوحُ فِيهَا بِإِذْنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمْرٍ ( 4 ) Al-Qadr ( The Night of Decree ) - Aya 4
Waxaana soo daga Malaa'igta (kale) iyo Malaku Jibriil habecnkaas idanka Eebe dartiis iyo amarkiisa.
سَلَامٌ هِيَ حَتَّىٰ مَطْلَعِ الْفَجْرِ ( 5 ) Al-Qadr ( The Night of Decree ) - Aya 5
Waana Habeen nabadgalyo inta waagu ka haryi.
Facebook Twitter Google+ Pinterest Reddit StumbleUpon Linkedin Tumblr Google Bookmarks Email

Select language

Select surah