soomaali - Surah An-Nas ( Mankind ) | المكتبة الإسلامية صدقة جارية عن المغفور لهم بإذن الله أحمد سليمان البراك وزوجته وابنائه سليمان ومحمد ويونس وابنته إيمان

,,

اللهم اجعل هذا العمل نافعاً لصاحبه يوم القيامة

ولمن ساهم وساعد بنشره

,,

Surah An-Nas ( Mankind )

soomaali

Surah An-Nas ( Mankind ) - Aya count 6
Facebook Twitter Google+ Pinterest Reddit StumbleUpon Linkedin Tumblr Google Bookmarks Email
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ النَّاسِ ( 1 ) An-Nas ( Mankind ) - Aya 1
Waxaad dhahdaa «Nabiyow» waxaan ka magangeley Eebaha dadka barbaariya.
مَلِكِ النَّاسِ ( 2 ) An-Nas ( Mankind ) - Aya 2
Ee dadka xukuma.
إِلَٰهِ النَّاسِ ( 3 ) An-Nas ( Mankind ) - Aya 3
Ee ah Ilaaha dadka.
مِن شَرِّ الْوَسْوَاسِ الْخَنَّاسِ ( 4 ) An-Nas ( Mankind ) - Aya 4
Sharka «iyo xumaanta» waswaasiyaha qarsoon.
الَّذِي يُوَسْوِسُ فِي صُدُورِ النَّاسِ ( 5 ) An-Nas ( Mankind ) - Aya 5
Ee waswaasiya laabta «Qalbiga» dadka.
مِنَ الْجِنَّةِ وَالنَّاسِ ( 6 ) An-Nas ( Mankind ) - Aya 6
«Kuwaas wax waswaasinayna» oo ah jinni iyo insiba.
Facebook Twitter Google+ Pinterest Reddit StumbleUpon Linkedin Tumblr Google Bookmarks Email

Select language

Select surah