soomaali - Surah Al-Kafiroon ( The Disbelievers ) | المكتبة الإسلامية صدقة جارية عن المغفور لهم بإذن الله أحمد سليمان البراك وزوجته وابنائه سليمان ومحمد ويونس وابنته إيمان

,,

اللهم اجعل هذا العمل نافعاً لصاحبه يوم القيامة

ولمن ساهم وساعد بنشره

,,

Surah Al-Kafiroon ( The Disbelievers )

soomaali

Surah Al-Kafiroon ( The Disbelievers ) - Aya count 6
Facebook Twitter Google+ Pinterest Reddit StumbleUpon Linkedin Tumblr Google Bookmarks Email
قُلْ يَا أَيُّهَا الْكَافِرُونَ ( 1 ) Al-Kafiroon ( The Disbelievers ) - Aya 1
Waxaad dhahdaa, Gaalooy.
لَا أَعْبُدُ مَا تَعْبُدُونَ ( 2 ) Al-Kafiroon ( The Disbelievers ) - Aya 2
Ma caabudayo waxaad caabudaysaan.
وَلَا أَنتُمْ عَابِدُونَ مَا أَعْبُدُ ( 3 ) Al-Kafiroon ( The Disbelievers ) - Aya 3
Idinna ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.
وَلَا أَنَا عَابِدٌ مَّا عَبَدتُّمْ ( 4 ) Al-Kafiroon ( The Disbelievers ) - Aya 4
Mana caabudin waxaad caabuddeen,
وَلَا أَنتُمْ عَابِدُونَ مَا أَعْبُدُ ( 5 ) Al-Kafiroon ( The Disbelievers ) - Aya 5
Idinkuna (hadda) ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.
لَكُمْ دِينُكُمْ وَلِيَ دِينِ ( 6 ) Al-Kafiroon ( The Disbelievers ) - Aya 6
Idinkana Diintiina yaad leedihiin, Anna Diintaydaan leeyahay.
Facebook Twitter Google+ Pinterest Reddit StumbleUpon Linkedin Tumblr Google Bookmarks Email

Select language

Select surah