soomaali - Surah As-Sharh ( The Opening Forth) | المكتبة الالكترونية لك ولفقيدك صدقة جارية عن المغفور له بإذن الله الشيخ محمد بن مرسال الهويملي

,,

اللهم اجعل هذا العمل نافعاً لصاحبه يوم القيامة

ولمن ساهم وساعد بنشره

,,

Surah As-Sharh ( The Opening Forth)

soomaali

Surah As-Sharh ( The Opening Forth) - Aya count 8
Facebook Twitter Google+ Pinterest Reddit StumbleUpon Linkedin Tumblr Google Bookmarks Email
أَلَمْ نَشْرَحْ لَكَ صَدْرَكَ ( 1 ) As-Sharh ( The Opening Forth) - Aya 1
Miyannaan kuu waasicinin Laabta (ku nuurinin).
وَوَضَعْنَا عَنكَ وِزْرَكَ ( 2 ) As-Sharh ( The Opening Forth) - Aya 2
Oonaan ka dajinin culayskii.
الَّذِي أَنقَضَ ظَهْرَكَ ( 3 ) As-Sharh ( The Opening Forth) - Aya 3
dhabarka kaa cusleeyay.
وَرَفَعْنَا لَكَ ذِكْرَكَ ( 4 ) As-Sharh ( The Opening Forth) - Aya 4
Miyaannaan kor yeelin magacaaga (xusiddaada).
فَإِنَّ مَعَ الْعُسْرِ يُسْرًا ( 5 ) As-Sharh ( The Opening Forth) - Aya 5
Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd (faraj).
إِنَّ مَعَ الْعُسْرِ يُسْرًا ( 6 ) As-Sharh ( The Opening Forth) - Aya 6
Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd.
فَإِذَا فَرَغْتَ فَانصَبْ ( 7 ) As-Sharh ( The Opening Forth) - Aya 7
Ee markaad Salaadda dhammayso isku dhib (Samo fal).
وَإِلَىٰ رَبِّكَ فَارْغَب ( 8 ) As-Sharh ( The Opening Forth) - Aya 8
Eebana (Khayr) ka rajee.
Facebook Twitter Google+ Pinterest Reddit StumbleUpon Linkedin Tumblr Google Bookmarks Email

Select language

Select surah